Dhalinyaro lagu eedeeyey iney kufsi geysteen oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)

Afar dhalinyaro ah oo loo heysto iney geysteen kufsi wadareed ayaa galabta lagu soo bandhigay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Ciidamada amaanka Galmudug ayaa sheegay in dhalinyaradan afarta ah loo soo xiray fal kufsi ah oo dhowaan ka dhacay degmadaas. Guddoomiyaha degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud C/llaahi Max’ed Barre ayaa sheegay in raggan ay ku … Continue reading Dhalinyaro lagu eedeeyey iney kufsi geysteen oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)